Ciidamada Inqimaasiyiinta mujaahidiinta waxay saacaddii 3-aad howlgal culus oo ka dhan ah saraakiisha Ridada ka wadaan gudaha dhismaha xarunta Pearal beach oo kutaal degmada Cabdicaziiz ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah xarun ay ku caweeyaan saraakiisha murtadiinta ee ku lugta dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka.
Walaalkii saddexaad oo ka mid ah ragga Inqimaasiyiinta ah ee howlgalka qorsheysan si ficil ah u wada ayaa haddana dhanka kale farriin kasoo diray gudaha xarunta si uu walaalihiisa muslimiinta ah warbixin uga siiyo howlgalka culus ee ay ka wadaan xarunta ay ku caweeyaan saraakiisha iyo madaxda Riddada.
Walaalkan oo ka hadlayay qaabka ay usoo galeen xarunta ayaa sheegay in Allaah fadligii ay kasoo gudbeen dhamaan Kaantarooladii ay Muqdisho dhigteen maleeshiyaadka Riddada ee lagu sheego inay sugaan amniga caasimadda ayna soo taabteen halkii ugu dambeysay ee ay howlgalka ka wadaan. sidoo kale walaalk ayaa sheegay inay jabiyeen isku dayo dhowr ah oo ay soo qaadeen maleeshiyadka Riddada xilligana oo uu howlgalku galay saacadddii 4-aad na ay gacanta ku hayaan dhismaha.
Muslimiinta meel walba oo ay joogaan ayay walaaluhu ka codsadeen inay usoo duceeyaan.
Halkan Ka Dhagayso Codka Walaalka Saddexaad Ee Ka mid Ah Inqimaasiyiinta.