Al-istish-haadi Madeey Mucalim Xusseen oo sidoo kale loo yaqaan (Muzamil) ama (Qac-qaac) waa mid ka mid ahaa raggii fuliyay camaliyaadkii Istish-haadiga ee lagu daahfuray duullaankii xoogganaa ee ay mujaahidiintu ku qaadeen saldhiggii ciidanka saliibiyiinta Yugaandha ee magaalada Buula-mareer ee wilaayada Sh/hoose.
Walaalkaan Istish-haadiga oo ka dhashay beesha Eelay gaar ahaan Naasiya, kana soo jeeda wilaayada Baay, ayaa inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa istish-haadiga dadka muslimiinta ah u reebay farriimo dhaxal-gal ah, wuxuu marka hore farriimo adag oo uu dhiig ku qoran yahay u diray gaalada duullaanka saliibiga ah ku joogta Soomaaliya, isagoo huwdareensiiyay in dalkani uu yahay dhul muslim ah oo aan laga doonayn gaalada, halka qaybaha dambena uu dardaarankiisa fariimo muhiim ah ugu reebay walaalihiisa muslimiinta ah.