Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gudaha dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya, ayaa billaabay howlgallo ballaaran oo ka dhan ah dadka nasaarada ah ee ku sugan gobolka Wajeer.
Saraakiil ka tirsan ciidanka mujaahidiinta waxay inoo sheegeen in durba howgallo baaritaano ah ay ciidanku ka sameeyeen gobolka Wajeer, oo ka mid ah dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta.
Waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu xireen waddooyinka halbowlaha u ah gobolka wajeer iyo magaalada Nairobi, ee caasimadda u ah waddanka Kenya.
Ujeedka howlgalkan ballaaran oo ah beegsiga nasaarada Kenyaanka ee ku sugan NFD, gaar ahaan deegaannada uu ka kooban yahay gobolka Wajeer, ayaa cabsi iyo walaac daran ku beeray shaqaalaha kiristaanka ah, ee ka howlgala gobolka.
Ma ahan markii ugu horraysay oo ay mujaahidiintu howlgal ballaaran oo ka dhan ah gaalada Kenyaanka ah ka billaabaan dhulalka muslimiinta NFD, ee ay Kenya xoogga ku haysato, howlgallo kuwan la mid ah ayaa sannadadii lasoo dhaafay, ka dhacay mandiqadda, kuwaas oo si gaar ah loo gu beegsanayay dadka nasaarada ah ee isaga kala gooshaya dhulkaas.
2015-kii, ayay ahayd markii ay mujaahidiintu, dhulka NFD ka fuliyeen howlgalkii u xoogganaa ee lagu beeegsado dadka Naasaarada ah, kaas oo laga dilay ku dhawaad 50 qof oo kiristaan Kenyaan ah.