Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay baahisay dardaaranka mid ka mid ah raggii istish-haadiyiinta ee uu Allaah ku sharfay inay dhiiggooda ku qoraan, howlgalkii Istish-haadiga ahaa ee shaafiyay quluubta dadka muslimiinta, ee ka dhacay gudaha saldhigga ciidanka saliibiyiinta xabashada Itoobiya ee degmada Doolow ee wilaayada Gedo.
Istish-haadi Cumar Aadan Xusseen oo sidoo kale loo yaqiin {Sahal} waa mujaahid ka dhashay beesha Tunni, waxa uu ka mid ahaa raggii fuliyey camaliyaadkii dhowaan ka dhacay saldhigga ciidamada xabashida ee degmada Doolow, halkaas oo ay mujaahidiintu ku beegsadeen saliibiyiin xabashi ah oo loo diyaarinayay guluf ka dhan ah shareecada islaamka.
Ka hor inta uusan u dhaqaaqin howlgalkiisa Istish-haadiga ah, ayuu ka tagay dardaaranno dhaxal-gal ah oo ku socda guud ahaan muslimiinta, halka gaaladana uu u reebay farriimo kulul, ka hor inta uusan u dirin farriin uu ku qoray dhiigiisa.
Halkan Ka Dhagayso Dardaaranka Istish-haadi Cumar Aadan Xusseen.