Ciidamada mujaahidiintu waxay howlgal qarax ah ka fuliyeen goob isbaaro ah oo maleeshiyaadka murtadiinta u tiillay deegaanka Bariire ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad murtadiin ah, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaas lagu dilay 4 askari oo murtadiin ah, waxaana ku dhaawacmay 13 kale oo murtadiin ah.
Dhanka kale howlgal gaar ah oo maanta ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Axmed (Black) oo ahaa Agaasime ku xigeenka Maaliyada maamulka Riddada degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho.
Howlgalladan ka kala dhacay Muqdishi iyo Bariire waxay ka qayb ka yihiin howlgallada ay ciidamada mujaahidiintu ka wadaan wilaayaadka dhaca koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo lagu beegsanayo saliibiyiinta iyo dabadhilifyadooda murtadiinta ah.