dowladda saliibiyadda ah ee Kenya ayaa si bahalnimo ah u duqeysay degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka, iyadoo gantaallo ku garaacday guryaha shacabka, xarumaha ganacsiga iyo xarumaha waxbarashada gaar ahaan dugsiyada Qur’aanka.
Idaaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa booqatay mid ka mid ah xarumaha ay Kenya duqaynta ku beegsatay, muuqaalkan waxaad ku daawan kartaan mid kamid ah xarumaha duqeymaha lala beegsaday oo ah geerish ama garaash gaadiidka la dhigto laguna cillad bixiyo, waxaa goobtaas ku burburay gaadiid badan oo ay leeyihiin dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka.