Degmada Xiindheere ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud waxay maanta dadkeedu goob fagaare ah ku oogeen labada rakcadood salaadda ciidul-adxal mubaarak, waxaana fagaaraha soo xaadiray boqollaal ka mid ah bulshada magaalada si ay halkaas ugu oogaan salaadda.
Magaalada Xiindheere waxay ka mid tahay degmooyinka wilaayada islaamiga Galgaduud ee maanta sida wayn looga debaal degayo munaasabadda ciidda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Ciidda Iyo Xiindheere.