Idaacadda islaamiga ah ee Andalus waxay caawa baahisay barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyay filimkii Al-kataa’ib ee lagu soo bandhigay xasuuqii ugu xumaa abid ee lagala duldhacay ciidamada liyuu booliska Riddada ee xabshida ku daaban,
Barnaamijkan oo ka kooban dhowr xubnood waxaa ka qayb galaya culimo, wariyeyaal ka tirsan idaacadda islaamiga ah ee Andalus iyo warcelinnada ay filimkaas ka bixiyeen dadweynaha filimkan ka daawaday mareegaha Internet-ka.