Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo maanta ciidamo ka tirsan guutada qaraxyada mujaahidinta Al-shabaab ee ka howlgala gudaha magaalada Muqdisho la beegsadeen gaari ay wateen maleeshiyaadka Riddada.
Gaariga la qarxiyay waxaa la socday saraakiil iyo askar ka tirsan murtadiinta, waxaana inta la xaqiijiyay qaraxan ku bakhtiyay 2 askari oo murtadiin ah, halka saddex kalena ay ku dhaawacmeen. waxaana goobta ku gubtay hal gaari oo ahaa gaariga uu qaraxu haleelay.
Guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka jihaada wilaayada Banaadir waxay sare u qaadeen howlgallada qaraxyada ah ee ay ku beegsanayaan saraakiisha iyo maleeshiyaadka murtadiinta, saaka ayay ahayd markii mujaahidiinta weerar culus oo madaafiic ah ku garaaceen xarunta madaxtooyada Riddada ee magaalada Muqdisho,