Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo maanta ka dhacay duleedka degmada Afmadow ee wilaayada Jubbooyinka, kaas oo lala beegsaday ciidamo huwan ah oo isugu jiray Maraykan iyo murtadiin ah dhaqdhaqaaqyo ka waday duleedka degmadaas.
Khasaaraha ciidamada huwanta ah kasoo gaaray camaliyadda Istish-haadiga ah iyo dagaallada lagula galay duleedka degmada Afmadoow waxaa dhimashada lagu sheegay 38 murtad, kuwaas oo ay ku jiraan 3 ka mid ah saraakiishii hogaaminaysay ciidamada huwanta, waxaana howlgalkaas ku dhaawacmay 43 xubnood, kuwaas oo 6 ka mid ah ay saraakiil ahaayeen.
Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligii gubeen 10 gaari kuwaas oo 4 ka mid ah ay goobta dagaalka uga carareen.
Halkan Ka Dhagayso Faahfaahinta Oo Dhamaystiran.