Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa si horudhac ah looga hadlay camaliyad Istish-haadi ah oo galabta ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo mujaahid Istish-haadi ah uu ku beegsaday saraakiil iyo askar murtadiin ah.
Taliska ciidanka ayaa sheegay in camaliyaddaas Istish-haadiga ah oo dhacday 17:00 galabnimo ay mujaahidiintu ku beegsadeen saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan kooxda Riddada, si gaar ah waxay ugu yeeraan Jeneraalo iyo kornayllo ay in muddo ah ku raad joogeen ciidamada mujaahidiinta.
Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Taliska.