Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa faahfaahin ka bixiyay camaliyaddii Istish-haadiga ee saaka ka dhacday gudaha xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee (Jaalle Siyaad) ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu beegsaday ciidamo murtadiin ah oo fayl ku jiray.
Warsaxaafadeed uu soo saaray taliska ciidanka ayaa lagu xaqiijiyay in camaliyadda Istish-haadiga ah Allaah fadligii lagu dilay 73 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay 124 kale, kuwaas oo loo diyaarinayay sidii ay howlgallo ashahaado la dirirnimo ah uga soo fulin lahaayeen qaybo ka mid ah wilaayada Sh/hoose.
Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa sheegay in goobta ay camaliyaddasi ka dhacday ay ku sugnaayeen hal urur oo ka tirsan maleeshiyaadka Riddada, kuwaas oo uu walaalka mujaahidka Allaah fadligiis ku bartilmaameedsaday xilli ay hal goob ah ku wada urursanaayeen, khasaarahaasi lixaadka lehna uu dhaxalsiiyay.
Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Taliska Oo Cod Ah.