Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa maanta ka dhacay qarax culus oo lagu beegsaday ciidamo ka tirsan saliibiyiinta Burundi ee qaybta ka ah isbahaysiga saliibiga ah ee la magac baxay Atmis, ee duullaanka ku jooga wilaayaadka islaamiga ah.
Qaraxan waxay mujaahidiintu si gaar ah ula beegsadeen ciidamo lug ah oo ka tirsan kuffaarta Burundi, kuwaas oo ku socdaalayay gudaha magaalada Jowhar, waxaana qaraxan inta la xaqiijiyay ku dhintay 1 askari oo Burundees ah, oo ka mid ahaa ciidamadii la qarxiyay.
Qaraxan ay mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Jowhar ayaa kusoo beegmaya xili mujaahidiintu ay maanta weerar culus ku qaadeen isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta u tiillay gudaha magaalada Baydhaba ee Baay, halkaas oo lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay mid kale, waxayna mujaahidiintu weerarkaasi Allaah fadligii kusoo qaniimeysteen 2 qori oo AK47 ah iyo booshashkooda.