Kata’ib Akhbaariyah ayaa baahiyay muuqaal kooban oo lagu soo bandhigayo qaraxyo kala duwan oo ay ciidamada mujaahidiinta ka fuliyeen gobolka Laamu oo ka mida dhulalka muslimiinta balse ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Qaraxyada lasoo bandhigayo ayaa lala beegsanayaa gaadiid ciidan iyo askar lug ah oo ka tirsan saliibiyiinta Kenya, waxayna Al-kataa’ib soo bandhigtay qayb ka mid ah howlgallada qaraxyada ah ee ay mujaahidiintu ku beegsanayaan saliibiyiinta Kenya ee ku sugan Laamu.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Kataa’ib.