Ra’iizul wazaaraha kooxda Riddada Soomaaliya oo ka hadlayay xaaladaha amni, ayaa ka dayriyay amni darrada ee ka jirta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Murtad Xamze Cabdi Barre ra’iisul wazaaraha Riddada ayaa qiray amni darrad ka jirto magaaladaas, wuxuu sheegay in maalinkastaa magaalada Muqdisho lagu dilo dad aad u badan.
Isagoo sii hadlayay ayuu murtadkan ka shanqariyay in hay’adayiisa kala duwan ee ammaanka ay ku guuldarraysteen in ay wax ka qabtaan amni darrada aadka ugu baahday caasimadda.