Taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray weerarkii cagta lagu mariyay maleeshiyaadka Riddada, gaar ahaan kuwa u carbisan Imaaraadka Carabta, kaas oo ka dhacay xaafadda Cali Turcaaye ee magaalada Muqdisho.
Taliska ayaa sidoo kale warsaxaafadeedkiisa ku faahfaahiyay howlgallo kala duwan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo lagu dilay 2 askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada ee dhowaan laga keenay Yugaandha.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka OO PDF Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka.