Mu’assasada Al-kataa”ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahisay filim cusub oo lagu soo bandhigayo weerarkii cagmarinta ahaa ee ay mujaahidiintu ku qaadeen saldhiggii maleeshiyaadka murtadiinat ee deegaanka Camaara ee koonfurta wilaayada Mudug.
Filimkan xiisaha badan oo kusoo baxay saddex luuqadood oo kala ah Carabi Soomaali iyo Sawaaxili ayaa marka hore lagu daawan karaa qayb ka mid ah dardaarannadii uu ka tagay walaalkii muhaajirka ahaa ee camaliyadda Istish-haadiga ah ku daahfuray weerarkan iyo ciidanka mujaahidiinta oo camaliyaddaasi ka dib u daadanaya saldhiggii Riddada, halkaasna ku dilaya in kabadan 30 murtad soona ganiimeysanaya in ka badan 10 gaari oo ay ku jiraan gaadiidkii dagaalka ee ay wateen ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha maamulka Riddada Galmudug murtad Axmad Qoorqoor.