Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray howlgal Istish-haadi ah oo maanta ciidamada mujaahidiintu ku weerareen goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan murtadiinta, waxayna camaliyaddan ka dhacday gudaha degmada Jalalaqsi ee dhacda bariga wilaayada Hiiraan.
Taliska ciidanka ayaa sheegay in camaliyaddan ay Allaah fadligii beegsatay saraakiil ku lug lahaa dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka ee ay saliibiyiinta iyo murtadiintu ka wadaan gobollada dhexe ee Soomaaliya, waxaana uu taliska intaas ku daray in camaliyaddaasi khasaare lixaad leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah lagu gaarsiiyay saraakiisha murtadiinta.
Halkan Ka Degso Ama Hoos Ka Akhriso Bayaanka Taliska Ciidanka Mujaahidiinta.