Sheekh Muuse Cabdi Caraale oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir ayaa ka warbixiyay howlgalkii cagta lagu mariyay saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, halkaas oo talis u ah maleeshiyaadka Boolis Milataaro iyo kuwa Haramcad.
Sheekha ayaa waraysi uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Andalus ku faahfaahiyay howlgalladii ka dhacay Muqdisho iyo arimaha keenay inay mujaahidiintu kordhiyaan howlgallada ka dhanka ah murtadiinta ee ka socda caasimadda, Sheekh Muuse Cabdi Caraale ayaa sheegay in howlgallada ciidan ee mujaahidiintu ay sii kordheen kaddib markii ay murtadiintu kordhiyeen dhibaatooyinka ay ku hayaan shacabka Muqdisho.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Waaliga Banaadir Oo Dhamaystiran.