Ciidamo aad u qalabaysan oo ka tirsan mujaahidiinta ayaa gudaha u galay lana wareegay gacan ku haynta degmada Ceelbuur oo ka mid ahayd goobihii ay duullaanka saliibiga ah ee qar iska tuurka ah kusoo galeen deegaannada lagu maamulo shareecada islaamka ee dhaca bariga wilaayada Galgaduud.
Ciidamada mujaahidiinta ayaa degmada Ceelbuur dib uga suray raayada Rasuulka Allaah SWC, ka gadaal markii ay isaga carareen ciidamadii huwanta saliibiyiinta Maraykanka iyo murtadiinta Bangarafta ee maalmo ka hor Drones-ka lagu keenay magaaladaas.
Halkan Ka Dhagayso Xogta La Wareegitaanka Ceelbuur.
Dhanka kale idaacadda Andalus ayaa maanta gudaha gashay degmada Ceeldheer, kaddib markii ay halkaasi shalay isaga carareen maleeshiyaadka Riddada, wariye Anas Al-ansaari ayaa gudaha u galay degmada Ceeldheer, waxaana uu ka warbixiyay waxyaabaha uu ku arkay Ceeldheer.