Wariye Anas Al-ansaari oo ah ka mid ah wariyeyaasha idaacadda islaamiga ah ee Andalus oo ku sugan furimaha hore ee wilaayada Sh/dhexe ayaa ka warbixiyay weerarkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Daaru-nicma ee wilaayada Sh/dhexe.
Wariyaha ayaa sheegay in ciidamada mujaahidiintu dagaal dhowr jiho ah ku qaadeen deegaanka Daaru-nicma, oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka ilaalada madaxtooyada madaxa kooxda Riddada Soomaliya iyo maleeshiyaad kale, kuwaas oo ugu dambayn lagu jabiyay dagaalka, lagana saaray deegaanka Daaru-nicma, maleeshiyaad kale oo usoo gurmaday ayay sidoo kale mujaahidiintu jabiyeen.