Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda Andalus kaga warbixiyay camaliyaddii Istish-haadiga ee ay mujaahidiintu ku beegsadeen wafdiga madaxa kooxda Riddada Soomaaliya ee shalay ka dhacday degmada Maxaas ee bariga Hiiraan.
Waaliga ayaa sidoo kale waraysigiisa ku bogaadiyay guulihii waawaynaa ee ay ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis kasoo hoyeen furimaha bariga wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, gaar ahaan duullaankii Cowsweyne ee lagu dilay inka badan 200 oo askar murtadiin ah.
Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan ayaa dhanka kale ka hadlay ujeedka uu murtad Xassan Gurguurte u yimid degmada Maxaas, kaddib markii uu kusoo jabay bariga wilaayada Galgaduud, Sh Abu Nabhaan ayaa dadka ku dhaqan Maxaas ugu baaqay inaysan ku degmin dhagaraha uu halkaasi u yimid murtad Gurguurte.