Ciidamo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howgala wilaayada Gedo waxay howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen degmada Beled-xaawo ee wilaayadasi Gedo ku dileen murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Faarax Sigad, kaasi oo ahaa masuul ka tirsan maamulka murtadiinta ugu magacaaban degmada Beled-xaawo.
Dhanka Jubbooyinka, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin degmada Afmadow, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Howlgalladan ka kala dhacay Gedo iyo Jubbooyinka ayaa qayb ka ah howlgallada ay ciidamada mujaahidiintu ka wadaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Jubbaland, kuwaas oo lagu beegsanayo madaxda iyo maleeshiyaadka Riddada ee maamulkaas.