Warsaxaafadeed goordhow kasoo baxay taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa lagu faahfaahiyay camaliyad Istish-haadi ah oo saaka ka dhacday xarun ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganaayeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Taliska ciidanka ayaa xaqiijiyay in khasaaraha horudhaca ah ee camaliyaddaaasi ka dhashay uu yahay dhimashada 19 murtad iyo dhaawaca 27 kale, kuwaas oo isugu jira saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah oo uu ka mid yahay sarkaalkii haystay xarunta la beegsaday, kuwaas oo ka mid ah ciidankii dhowaan laga keenay Uganda, taliska ayaa sidoo kale xaqiijiyay in camaliyaddu burburisay 3 ka mid ah gaadiidkii Riddada iyo kaydkii hubka ee maleeshiyaadka murtadiinta u yiillay xarunta.
Halkan Ka Dhagaysso Bayaanka Oo Dhamaystiran.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo PDF Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso.