Wararka ka imaanaya wilaayada Mudug ee dhacda bartamaha Soomaaliya ayaa saaka ku bishaaraynaya in camaliyad Istish-haadi ah oo aad u xooggan lala eegtay saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah oo xarun kaga sugnaa deegaan lagu magacaabo Laas-gacmeey ee dhaca duleedka magaalada Wisil ee koonfurta Mudug.
Camaliyadda istish-haadiga ah ayaa Allaah fadligiis sidii loogu talagalay ugu beegsatay xarunta ay ku sugnaayeen masuuliyiinta, saraakiisha iyo maleeshiyaadka muryadiinta ee deegaanka Laas-gacameey, waxaana lasoo wariyay inay jiraan khasaare kala duwan oo xubnahaasi murtadiinta ah lagu gaarsiiyay camaliyadda.
La soco faahfaahinta wixii soo kordha Insha’allaah.