Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku faahfaahiyay camaliyaddii Istish-haadiga ee lagu beegsaday masuuliyiin saraakiil iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada Somalia, taasi oo saaka ka dhacday deegaanka Laas-gacameey ee dhaca duleedka magaalada Wisil ee wilaayada Mudug.
Masuuliyiinta iyo saraakiisha Riddada ah ee camaliyadda lagu beegsaday ayuu taliska ciidanku sheegay in maalmihii lasoo dhaafay ay deegaannadaasi ka wadeen abaabul ashahaado la dirirnimo ah oo ay qandaraas kusoo qaateen, kaas oo ay wakiil uga yihiin saliibiyiinta duullaanka ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka.
Warsaxaafadeedka taliska ciidamada mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in howlgalka Istish-haadiga ah Allaah fadligiis uu u dhacay sidii loo qorsheeyay laguna dilay 11 murtad oo dhimasho ah iyo dhaawaca 34 kale, waxaana xubnahaasi ku jira masuuliyiintii hogaaminaysay duullaanka ashahaado la dirirka, kuwaas oo qaarkood tobanaan sano hormuud u ahaa dagaalka ay saliibiyiinta iyo murtadiintu ku soo qaadeen ku dhaqanka shareecada Islaamka.
Xarakada ayaa wacad ku martay inay mujaahidiintu sii wadi doonaan beegsiga ka dhanka ah madaxyo-weynta murtadiinta meel waliba oo ay ku suganyihiin.
Halkan Ka Dhagayso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka.