Ciidamada mujaahidiinta waxay Allaah fadligiis saaka oo Khamiis ah camaliyaad barakaysan oo Istish-haadi ah ka fuliyeen gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka gobolka Galgaduud, halkaas oo uu ku sugan yahay madaxa kooxda Riddada Soomaaliya murtad Xassan Gurguurte.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiinta ayaa idaacadda islaamiga ah ee Andalus u xaqiijiyay in camaliyaadka oo ahaa ilaa 2 camaliyad oo Istish-haadi ah ay u dhaceen sidii loo qorsheeyay, mid ka mid ahna Allaah fadligiis ay ka dhacday gudaha xarunta madaxtooyada maamulka Riddada ah ee Galmudug, oo uu deggan yahay madaxweynaha kooxda Riddada.
La soco wixii faahfaahin ah insha’allaah.