Warsaxaafadeedkan oo ku qornaa luuqadaha Af-soomaaliga iyo Ingiriiska kana soo baxay maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, kaasi oo looga jawaabay warmurtiyeedkii kasoo baxay midowga gaalada Africa, ee ku aadan bixintaanka ciidamada kuffaarta Afrikaanta.
Warsaxaafadeedka oo ka kooban 5 Page ayaa is dul taagay war-saxaafadeedyada calaacalka iyo catawga xambaarsan ee todobaadyadii ugu dambeeyey ay isdhaafsanayeen isbaheysiga saliibiga caalamiga iyo wakiiladooda murtadiinta, kaas oo ugu dambayn lagu go’aamiyay in saddex bilood ay sii joogaan saddex oo askari oo uu urur gaaleedkan qorsheeyay inay dalka ka dhamaadaan bishii tagtay.
Halkan Ka Akhriso Bayaanka Oo Ku Qoran Luuqadda English-ka.
Halkan Ka Akhriso Bayaanka Oo Ku Qoran Luuqadda Soomaaliga.