Waxaa la baahiyay muuqaalka duqaymihii wuxuushnimada ahaa ee diyaaradaha saliibiyiinta Maraykanka ay xalay ka fuliyeen degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka, halkaas oo ay ku beegsadeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Muuqaalka waxaa lagu daawan karaa zasuuqii diyaaradaha saliibiyiinta Maraykanku ka geysteen degmada Jilib ee wilaayada Jubooyinka, halkaas oo ay ku beegsadeen guryo ay lahaayeen dad shacab ah iyo goobo ganacsi oo gaar loo leeyahay, oo ay ka mid tahay xarunta shirkadda korontada Jeesco ee degmada Jilib.