Howlgal gaar ah oo ciidamada mujaahidiintu maanta ka fuliyeen agagaarka xaafadda Miisaanka Dhuxusha degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa lagu khaarajiyay murtad Maxamuud Sheekh Xassan oo ahaa guddoomiyihii hore ee maamulka Riddada Hirshabeelle ugu magacownaa degmada Aadan Yabaal ee Sh/dhexe.
Howlgalkan qorsheysan ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay waxayna mujaahidiintu murtadkan ashahaada la dirirka ah ka toogteen qaybaha sare ee jirkiisa, murtadkan ayaana caan ku ahaa ashahaada la dirirka, isagoo ku faani jiray in uu gubay raayada Rasuulka Allaah SCW.
Howlgal kale oo ciidamo ka tirsan mujaahidiintu ay ka fuliyeen xaafadda Suuq boocle ee degmada Dharkenley ayaa lagu dhaawacay sarkaal ka tirsan murtadiinta, kaas oo magaciisa lagu soo koobay Axmad Mayow, dhaawaciisuna waa mid aad u liita
Dhanka Laamu, waxay ciidamada mujaahidiinta weerar culus ku qaadeen magaalada Maangaay, lama helin xogo dheeraad ah oo ku aadan weerarkaasi.