Xafiiska warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahiyay warsaxaafadeed kusoo baxay 2 luuqadood oo kala ah Soomaali iyo English, kaasi oo si adag looga hadlay hadalkii dhowaan kasoo yeeray ra’iisul wasaaraha xabashida Itoobiya, Abiy Axmad, ee uu ku sheegay inay qabsan doonaan xeebaha Soomaaliya.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in Abiye Axmed oo dib usoo nooleynaya cadaawada taariikhiga ah iyo mida diineed ee kala dhexeysa Muslimiinta bariga Afrika, uu markale si aan gabbasho lahayn u muujiyey damaciisa isballaarinta ah ee ku aadan inuu ku soo luga fidsado dhul hor leh oo Soomaaliyeed.
Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa muslimiinta ku nool bariga Africa, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqday inay maal iyo muruq wixii ay leeyihiin isugu geeyaan la dagaalanka nasaarada Itoobiya, kana hortagaan damacyada isballaarinta ah ee ka guuxaya maanka xabashida.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Soomaali Ah.
Halkan Ka Degso Bayaanka Oo English Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso Bayaanka oo Af-soomaali Ah.
Isagoo English Ahna Hoos Ka Akhriso.