Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada kunool wilaayaadka islaamiga ah ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Andalus kaga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xaaladda Falastiin iyo howlgalka Duufaanta Al-aqsaa ee lagu beegsanayo Yahuudda xoogga lagu dajiyay dhulka barakatsan ee Falastiin.
Xalqadan oo ah tan 1-aad wareysiga gaarka ah waxa uu Sheikh Aadan Sunne kaga hadli doonaa duullaanka ka socda dhulka barakaysan ee Falastiin, wuxuu ku bogaadiyay howlgalka ay ku dhawaaqeen Falastiiniyiinta ee loogu magac daray Duufaanta Al-aqsaa, waxa uu sidoo kale Sheekha qaybtan kaga jawaabayaa su’aalo dhowr ah oo ku gedaaman qadiyadda Falastiin iyo aamusnaanta qowsaarada Maraykanka iyo Yahuudda ee haysta maamulka dunida muslimka ah.
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 1-aad Waraysiga Sheekh Aadan Sunne.