Macluumaad dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qarax ah oo dhowaan rag ka tirsan ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsanaa sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya.
Murtad Maxamed Daahir oo ahaa sarkaalka ka tirsanaa sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya ee howlgalka qaraxa ah lagu beegsaday ayaa markii hore ku dhaawacmay qaraxaasi, waxaana imika la xaqiijiyay in uu u dhintay dhaawicii kasoo gaaray howlgalka mujaahidiinta.
Sarkaalkan murtadka ah ayaa ka mid ahaa saraakiil murtadiin ah oo ay ku daba joogeen ciidamada mujaahidiinta, dhibaato xoogganna ku hayay dadka shacabka ah ee ku dhaqan Muqdisho iyo duleedkeeda, waxaana ugu dambayn uu Allaah kusoo riday dabinkii ay mujaahidiintu u qooleen, sidaas na uu Allaah kusoo afjaray sharftiisa.