Ciidamada mujaahidiinta u gargaaridda islaamka iyo muslimiinta ayaa weeraro xooggan la beegsaday firxadka ciidamada gaalada qaramada Midoobay ee isga cararaya waddanka Maali.
Mujaahidiinta Nusratul islaam wal-muslimiin waxay shaaciyeen in qarax culus la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan firxadka ciidamada howlgalka Minusma ee gaalada Qaramada Midoobay.
Howlgalkan qaraxa ah ayaa ciidankan lala beegsaday xilli ay isaga soo firxadeen saldhigyadii ay ku lahaayeen magaalada Kiidaal ee waddankaasi Maali, Allaah fadligiisna waxaa qaraxaasi lagu gubay gaari gaashaaman, kaasi oo gabi ahaanba ku basbeelay qaraxa mujaahidiinta isaga iyo wixii saarnaa.
Waxay ciidamada mujahdiinta u gargaaridda islaamka muslimiinta mar kale qarax la beegsadeen isla kolonyadaan waxayna Allaah fadligiis halkaas ku gubeen gaari 2-aad oo gaashaaman, waxaana xusid mudan in ciidanka gaalada Qaramada Midoobay ay shalay subax oo Talaado aheyd isga soo carareen dhammaan saldhigyadii ay ku lahaayeen magaalada Kiidaal, mujaahidiinta ayaana wali ugaarsi ba’an ku haya firxadka ciidankaasi.