Wararka ka imaanaya wilaayada Sh/hoose ayaa sheegaya in howlgal culus oo qarax ah lagu beegsasday ciidamo ka tirsan kuffaarta Uganda, kuwaas oo ku sugnaa deegaanka Number 60, halkaas oo khasaare dhimasho ah uu kasoo gaaray ciidanka saliibiyiinta Uganda.
Waxaa inta la xaqiijiyay howlgalkan qaraxa ah ku dhintay 4 askari oo ka tirsanaa ciidamada kuffaarta Yugaandha, oo qayb ka ahaa ciidamada lagu qarxiyay deegaanka No/60 ee wilaayada Sh/hoose.
Sh/hoose, waxay ka mid ah wilaayaadka ay badanaa ka dhacaan howlgallada jihaadiga ah ee lagu beegsado ciidanka kuffaarta ah iyo maleeshiyaadka ay ku adeegtaan ee murtadiinta ah.