Howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen gudaha deegaan weynaha ceelasha biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho ayaa lagu khaarajiyay askari ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta, kaasi oo ka mid ahaa maleeshiyaadkii kasoo badbaaday weerarkii Cowsweyne.
Askarigan murtadka ah oo lagu magacaabi jiray Ibraahiim maxamed ayay ilo wareedyo xaqiijiyeen inuu ka tirsanaa maleeshiyaadkii Riddada ee sida dirqiga ah kaga badbaaday weerarkii cagmarinta ahaa ee ka dhacay Cowsweyne 10-kii Safar sannadkan 1445H, waxaana qaybaha sare ee jirka ka toogtay rag ka tirsan ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Banaadir, dilka kaddib waxaa goobta soo gaaray askar ka tirsan murtadiinta, waxayna goobta ka qaateen maydka askariga la dilay.
Howlgalkan fariidka ah ayaa qayb ka ah howlgallada xiriirka ah ee ay ciidamada mujaahidiintu ka wadaan Muqdisho iyo deegaannada ku xeeran, kuwaas oo lagu beegsanayo askarta iyo saraakiisha maleeshiyaadka murtadiinta.