Ugu yaraan hal gaal oo Kenyaati ah ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerar xooggan oo ka dhacay gobolka Laamu oo ka mid dhulalka muslimiinta, balse ay xoogga ku haystaan saliibiyiinta Kenya.
Warbaahinta Kenya ayaa xaqiijiyay in rag hubeysan oo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ay weerareen deegaannada Marafa iyo Poromoko, halkaas oo lagu dilay nin gaal ah, sidoo kalena lagu gubay 10 guri oo ay lahaayeen dad Kiristaan ah.
Goobjoogeyaal ayaa dhanka kale soo sheegay in ragga weerarka ka dambeeyay ay si nabad galyo ah goobta uga laabteen, ka gadaal markii ay fuliyeen weerarkaasi, weerarkan ayaana kusoo beegmaya xilli xaaladda uu faraha ka baxay amniga gobolka Laamu.