Mujaahidiinta Al-qaaciddada Jaziirada Carabta ayaa ku dhawaaqay in xabsiyada ay maamusho dowladda Ridada ah ee Imaaraadka Carabta ay kasoo daayeen maxaabiis ka tirsanaa mujaahidiinta Ansaaru shariicah.
Bayaan kooban oo kasoo baxay mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in Allah fadligiis laba mujaahid ay kasoo furteen xabsiyada Imaaraadka carabta, si gaar ah kuwa ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadka murtazaqada u ah ah ee isku magacaabay Xizaamul amni.
Sidoo kale waxay mujaahidiintu faafiyeen sawirrada labada mujaahid ee laga soo sii daayay xabsiyada murtazaqada Imaaraadka, kuwaas oo ay soo dhawayn heer sara ah u sameeyeen walaalahooda mujaahidiinta ah.
Bilooyin ka hor ayeey ahayd markii sidan oo kale mujaahidiinta Al-qaacidda ee ka jihaada dalka Yeman ay xabsiyada murtazaqada imaaraadka carabta uga soo daayeen toban mujaahid, waxayna balan ku qaadeen in ay dadaal kasta ku bixin doonaan sidii ay xabsiyada uga soo saari lahaayen maxaabiista muslimiinta, iyadoo la dhaqan galinayo xadiithkka shariifka ah ee uu nabigu sallalaahu calayhi wassalama ku yiri ” Fakul-Al-Caani” oo micnahoodu yahay soo daaya maxaabiista.