Howlgal qorsheysan oo ciidamada mujaahidiintu maanta ka fuliyeen duleedka deegaanka No/50 ee dhaca Sh/hoose ayaay ku beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah, oo kusii jeeday dhanka degmada Marka, halkaas oo murtadiinta askarna looga dilay kuwana nolasha looga qabtay.
Howlgalkan ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxayna ciidanka mujaahidiintu Allaah fadligiis ku dileen hal askari oo murtad ah oo magaciisa lagu soo koobay Muuse, waxayna sidoo kale gacanta kusoo dhigeen laba murtad oo lagu kala magacaabo Maxamed Axmed Maxamuud iyo Aweys Xasan Abshir, mujaahidiinta ayaana soo qaniimeystay laba qori oo AK47 ah iyo booshashkooda.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu maanta howlgal qarax ah la eegteen control maleeshiyaadka Riddada ay dhigteen xaafadda macalin Nuur degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho, waxaa qaraxan ku dhaawacmay saddex askari oo murtadiin ah, kuwaas oo dhaawacyadoodu yihiin kuwa culus.