Ciidamada guutada madaafiicda Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay saaka weerar culus oo madaafiic ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada kooxda Riddada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay degganyihiin madaxda ugu sarreysa ee xukuumadda Riddada.
Howlgalkan ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana uu qayb ka yahay howlgallada mujaahidiinta ee ka dhanka ah madaxda iyo saraakiisha kooxda Riddada, howlgalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay ayay mujaahidiintu ku beegsadeen sarkaal sare oo ka tirsan murtadiinta.
Howlgalkaasi oo ahaa mid qarax ah oo ay mujaahidiintu ka fuliyeen agagaarka isgoyska Fagax ayaa lala eegtay gaari SUFR ah oo ay saarnaayeen saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah, waxaana ku dhintay hal sarkaal oo darajadiisa ciidan ahayd kabtan ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada, gaar ahaan kuwa Military-ga, darawalkiisa ayaa sidoo kale ku halaagsamay.