Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaalkii 2-aad oo uu kusoo bandhigayo farriimo ka yimid dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wilaayada islaamiga Jubbooyinka, kaas oo ay uga warceliyeen heshiiskii xaaraanta ahaa ee uu Muuse Biixi badda Soomaaliya ugu saxiixay xabashida Itoobiya.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka.
Halkan Ka Dhugo Muuqaalka.