Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay howlgal culus oo qarax ah oo ay ka fuliyeen Muqdisho la beegsadeen Generaal Maxammed Cumar (Xirsile) oo ah madaxa hoggaanka saraakiisha ciidanka Riddada, gaar ahaan kuwa loogu yeero Asluubta.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiintu waxay Andalus u xaqiijiyeen in murtadkaasi uu soo gaaray dhaawac xooggan, laga dayrinayo xaaladdiisa caafimaad, sarkaalkan la qarxiyay ayaa horay usoo noqday taliyihii hore ee xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, waxaana uu caan ku ahaa dhibaataynta iyo tacdiibinta maxaabiista muslimiinta ah ee ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu weeraro culus ku beegsadeen saldhigyada maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin xaafadda Ban-khiyaano ee magaalada Baydhabo iyo xaafada Neeshinka ee degmada Jannaale oo ka kala tirsan wilaayaadka Baay iyo Sh/hoose.