Ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala gobolka Bari waxay Allaah fadligiis weerar ballaaran ku mireen saldhigga Booliska maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ah ee Puntland ay ku leeyihiin xaafadda Daruura ee kutaal bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Allaah fadligiis waxaa ciidamada mujaahidiinta u suuragashay inay dagaal kooban kaddib la wareegaan saldhigga la weeraray ee ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka booliska Riddada Puntland, waxaana halkaas maleeshiyaadkan lagu gaarsiiyay khasaare kala duwan.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiinta waxay Andalus u xaqiijiyeen in markii uu howlgalka soo idlaaday kaddib gabi ahaanba ay mujaahidiintu burburiyeen saldhigga iyo gaadiidkii dhex yiillay, waxay mujaahidiintu soo qaniimeysteen hub iyo rassaas fara badan oo ay ka carareen maleeshiyaadka Riddada Puntland.