Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaalkii 6-aad, taxane uu kusoo bandhigayo farriimo ka yimid dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wilaayaadka islaamiga ah ee soomaaliya, kaas oo ay uga warceliyeen sida ay u arkaan heshiiskii burcadnimada ahaa ee uu Muuse Axmaar badda Soomaaliya ugu saxiixay xabashida Itoobiya.