Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya camaliyaddii Istish-haadiga ee maanta ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen dhabarka dambe ee xarunta maamulka Riddada ee gobolka Banaadir, halkaas oo khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Saraakiisha ciidanka mujaahidiintu waxay Andalus u xaqiijiyeen in weerarkaasi Istish-haadi ah Allaah fadligiis lagu dilay 17 xubnood oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 9 kale, kuwaas oo ka mid ahaa xubnihii murtadiinta ee camaliyadda lala beegsaday.
Xubnaha murtadiinta ee camaliyadda Istish-haadi ku dhimatay waxay isugu jiraan maleeshiyada sirdoonka Riddada, gaar ahaan kuwa dharcadka, shaqaalaha wasaaradaha Riddada iyo shaqaalaha maamulka Riddada ugu magacaaban gobolka Banaadir, howlgalkan Istish-haadiga ah ayaana qayb ka ah howlgallada nafhurnimo ee ay mujaahidiintu ku beegsanayaan xubnaha sirdoonka Riddada ee dharcadka ah iyo shaqaalaha hayadaha Riddada.