Sheekh Xasan Abuu Xamza waaliga wilaayada islaamiga ee Mudug ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Andalus kaga warbixiyay weeraradii cagmarinta ahaa ee ciidamada mujaahidiintu kusoo afjareen maleeshiyaadkii murtadiinta ee ku sugnaa deegaanka Caad ee koonfurta wilaayada islaamiga ah ee Mudug.
Sheeikh Abuu Xamza ayaa waraysigii ku sheegay in howlgalkaasi cagmarinta Allaah fadligiis si wayn loogu xasuuqay maleeshiyaadka Riddada ee sida qar iska tuurka ah ay diyaaradaha saliibiyiintu ku keeneen deegaanka Caad, isagoo xaqiijiyay in khasaaraha inta ay mujaahidiintu dul istaageen ay yihiin bakhtiyada 191 murtadiin ah, halka dhaawaca uu intaas ka badan yahay.