Ciidamada mujaahidiinta Jamaacada Nusratul islaam oo muddooyinkii dambe si xowli ah ku waday howlgallada ka dhanka ah murtadiinta Saaxilka iyo saxaraha Africa, ayaa weerar qorsheysan oo culus ku beegsaday maleeshiyaad taabacsan xukuumadda Riddada ah ee Burkiina Faaso.
Warsaxaafadeed kooban oo kasoo baxay mujaahidiinta Nusratul islaam waxaa lagu sheegay in weerar aad u culus lagu beegsaday maleeshiyo taabacsan murtadiinta Burkiina, kuwaas oo ku sugnaa inta u dhaxayso Fatashgaa iyo Bongo, halkaas oo Allaah fadligiis looga dilay labaatameeyo askari.
Mujaahidiintu waxay warsaxaafadeedkna ku sheegeen in weerarkaasi xooggan Allaah fadligiis ay ku dileen labaatan askari oo ka tirsanaa murtadiinta u caynsan xukuumadda Riddada Wagaduugu, halka sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen toban qori oo nooca AK47 ah, 15 mooto, qasnado rassaas ah iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ah.
Hoos Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta.