Ciidanka guutada madaafiicda Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala Banaadir, waxay saaka weerar culus oo madaafiic ah ku qaadeen saldhig ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin deegaanka jaziira ee dhaca duleedka Muqdisho, howlgalkan ayaana u dhacay sidii loo qorsheeyay.
Sidoo kale, waxay ciidanka mujaahidiintu howlgal gaar oo ay ka fuliyeen Xaafadda Daarusalaam ee muqdisho ku khaarajiyeen askar i ka tirsanaa Riddada, gaar ahaan kuwa loogu Boolis millitaaro, waxayna ka qaniimeysteen qorigii iyo booshkii uu ku hubaysnaa.
Howlgallada ciidanka mujaahidiintu ka fuliyeen Banaadir waxaa ka mid ah, howlgal qarax ah oo ay ku beegsadeen Bar Kaantarool oo maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, khasaare ayaana gaaray murtadiinta.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiinta saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen laba xero oo saliibiyiinta Yugaandha ay kaga suganyihiin Xaafadda Biimaalow iyo Airport-ka degmada Baraawe.