Warbaahinta islaamiga Al-furqaan waxay baahisay waraysi maqal iyo muuqaal ah oo ay la yeelatay Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo ka mid ah hal abuurrada iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed, kaas oo 4-tii bilood ee lasoo dhaafay aad looga hadal hayay baraha bulshada ee Soomaalidu ku wada xiriirto, kaddib markii uu kusoo biiray halganka jihaadka ah, sidoo kalena soo gaaray wilaayaadka islaamiga ah.
Waraysiga Abwaanka oo la daawan karo muddo ka badan hal saac ayaa taabanaya xaaladda uu imika ku sugan yahay Abwaanka, halka uu ku dambeeyo, mowqifkiisa ku aaddan heshiiska Itoobiya loogu saxiixay badda iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysiga Abwaan Nageeye.
Xigasho Radio Al-furqaan