Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaalka cusub oo lagu soo bandhigay weerar ciidamo ka tirsan mujaahidiinta ku qaadeen fariin maleeshiyaadka murtadiinta ay ku lahaayeen deegaanka Shabeellow ee dhaca wilaayada Mudug ee bartamaha Soomaaliya.
Muuqaalka ayaa lagu daawanaya ciidamada mujaahidiinta oo dhowr jiho ka weeraraya fariisinka Ridada, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada Danab iyo kuwa Yugaandha lagu soo tabobaray, waxaana weerarkan inta la xaqiijiyay lagu dilay 5 askari oo ay saraakiil ay ku jirto, halka 10 kalena lagu dhaawacay, waxayna mujaahidiintu ku gubeen gaari ciidan.